Barnamijka Tusmada 5pm-8pm [isniin ilaa jimco].
Barnamijkani ayaa waxaa lagu falanqeeya arrimaha siyaasadda ,dhaqaanka ,iyo wax barashada.
Meymuna Abdinasir ayaa uu tagan in ay dhageysatayaasha ay uu soo bandhigto mawduucyo kala duwan oo khuseeya arrimaha aanu kor ku soo xusnay.