UEFA Champions League: Man City Vs Chelsea.

Finalka Champin-ka ayaa caawa waxaa wada ciyaaraya Chelsea iyo Man City , kooxda Pep wax aya baadi goobayaan in ay ka aar gitaan Chelsea ayna qaadaan koobkaan.

* Chelsea ayaa guuleystay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Man City la ciyaareen dhamaan tartamada , waxa ayna labadaba dhaceen xilli ciyaareedkaan ee uu hogaaminayo tababare Tochel
*Markii ugu dambeeysay ee ay sedex jeer xariir ah garaacaan waxa ay aheyd inta u dhaxeysay sanadkii 2005-tii iyo 2009-kii

Also Read
Kooxda Man United oo dab faraha la gashay .

* Iyadoo la joogo tartan yurub ah , Chelsea iyo City kaliya waxa ay horay ugu kulmeen semi finalka koobka Cup Winners waxa ayna aheyd xilli ciyaareedkii 1970/1971 waxaana hal gool xilligaas ku badisay Chelsea , waxa ayna finalka ka qaadeen Real Madrid.

Also Read
Ronaldo oo guul muhiim ah gaarsiyay Juventus.

* Man City ayaa ka mid noqotay 9 koox kala duwan oo Ingiriiska ah oo finalka Champion-ka soo gaara

* Chelsea waxa ay u tahay markii sedexaad oo ay finalka Champion-ka tagayaan halka Man City u tahay markii ugu horeysay taariikhooda .

* Taariikhiida tababar, Chelsea waa kooxda ugu badan ee macalin Pep ku hor kufay , 7 guul darro ayuu ka haystaa .

Also Read
Georginio Wijnaldum oo qaarka uu saaran ku biirista kooxda Barcelona.

Shaxda laga yaabo in labada koox ku soo galaan

Manchester City predicted XI (4-3-3): Ederson; Walker, Stones, Dias, Zinchenko; Gundogan, Rodri, Bernardo; Mahrez, De Bruyne, Foden

Chelsea probable team: (3-4-2-1): Mendy; Christensen, Silva, Rudiger; Azpilicueta, Kante, Jorginho, Chilwell; Ziyech, Mount; Werner

  

Latest posts

Mohamed Salah oo ka hadlay abaal-marinta Ballon d’Or 2021

Iftiin FM Reporter

Wakiilka Lewandoski oo ka hadlay mustaqbalka laacibka ee kooxda bayern Munich

Iftiin FM Reporter

Kooxda Arsenal oo raadineyso guusheeda labaad

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi