Uhuru Kenyatta oo balanqaaday mideynta shacabka.

Madaxweynaha ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in uu ka tago wadan  iyo shacabka mideysan ka hor inta uusan dhamaanin muddo xileedkiisa.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa arrintani ka dhawaajiyey kadib markii uu manta kulan la qaatay madaxda laga soo doortay ismaamulka Nyanza ka hor inta uusan booqanin gobolkaasi.

Also Read
Wasaraadda Waxbarashada Kenya oo dhaqaale badan loo Qoondeeyey.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in isaga  iyo hoggaamiyaha mucaraadka ee dalka Raila Odinga ay ku heshiyeen in ay ka wada qeybqaataan dadaalada lagu yareynaya shaqo la’aanta dhalinyarada  iyo  wax ka qabashada  dhibaatooyinka ee dalka ka jiraan .

Also Read
Booliska Malaba oo gacanta ku hayaan nin kufsaday gabar jirta 16 sano.

Mr Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku dhuftay in siyaasadda xun ay dhaawaceyso midnimada iyo horumarka dalka .

Madaxweynaha ee dalka Uhuru Kenyatta ayaa uga digay siyaasinta kala qeybinta kenyanka madaam uu sheegay in taasi ay curyaamin doonto horumarka uu dalka higsanaya.

Also Read
Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Korona ee dalka Kenya.

Dhanka kaleHoggaamiyaha mucaraadka ee dalka Raila Odinga ayaa amaanay mashaariicda horumarineed ee laga hirgeliyey degmooyinka kala duwan ee dalka .

  

Latest posts

Guddiga Qaran ee sinnaanta Jinsiga oo baaq uu diray Warbaahinta

Iftiin FM Reporter

Dr .William Ruto oo manta isu soo bax siyaasadeed ku qabtay Ismaamulada Isiolo iyo Marsabit

Iftiin FM Reporter

Raila Odinga oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Musuqa Maasuqa

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi