Waaxda canshuuraha ee dalka Kenya ee KRA oo soo saartay hannaan cusub

Waaxda canshuuraadka ee dalka Kenya ee KRA ayaa soo saartay hannaan cusub oo lagu xallinayo khilaafaadka.

Waaxda canshuuraadka ee dalka KRA  ayaa sheegtay in khilaafaadka ka dhasho go’aan kasta oo guddoomiyaha KRA uu soo saaro  lagu xalin doono  hanaanka  Xallinta Khilaafaadka Beddelka ah ee loo soo gaabiyo ADR.

Waaxda KRA ayaa sida oo kale sheegtay in nidaamkani cusub oo loo yiqaano Tuzisort Out Of Court  uu yahay mid lagu xoojinaya hanaanka xalinta khilaafaadka gudaha si xal looga gaaro khilafaadka canshuurta. 

  

Latest posts

Kenya Airways oo bilaabi doonto duulimaadyo xamuul ah oo magaalada Kisumu iyo Imaaraadka Carabta

Iftiin FM Reporter

Dekedda Mombasa oo laga dhoofin doono badeecooyinka Bariga Afrika

Iftiin FM Reporter

Suuqa weyn ee Gikomba ee caasimadda Nairobi oo xiisad ka taagan

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi