Waaxda DCI-da oo ka hadashay amaanka ismaamulka Kiambu oo faraha ka baxay .

Saraakisha amaanka ee ismaamulka Kiambu ayaa waxay bilaabeen howlgal ballaraan oo ay ku raadinayaan koox burcad ah oo hubeysan kuwaasi oo gaari ka dhacay  nin ku nool deegaanka Ruaraka .

Kooxdani burcadda ayaa la sheegay in ay  wadada uu galeen ninkaasi oo gaariga watay oo ku sii socday hoygiisa kadibna waxay ku qaadeen weerar xoogan oo sababay in ninkaasi uu gaarigiisa ka cararo .

Kooxdani burcadda ayaa la sheegay  in ay gaarigaasi ay la baxsadeen markii danbe.

Waaxda DCI-da ayaa barteeda twiiter-ka ku sheegtay in saraakiisha booliska ay bilaabeen howlgal ballaraan oo ay ku soo qabanayaan burcaddani hubeysan oo qalqal gelinayaan amaanka ismaamulkaasi kiambu.

Kooxdani burcadda ayaa waxay si gaar ah uu bartilmaameedsadaan darawaalada taagsiileyda ah ee ka shaqeystaan gudaha ismaamulkaasi Kiambu .

  

Latest posts

Dr. William Ruto oo sheegay in uu diyaar uu yahay la shaqeynta Madaxwynaha .

Iftiin FM Reporter

Martha Koome oo sheegtay in kenyanka ay heli doonaan cadaalad buuxda .

Iftiin FM Reporter

Koorsooyinka sharciga Islaamka ee sharia law’in lagu barto jaamacadaha Kenya.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi