Wakaaladaha amaanka oo baaq xoogan loo diray .

Xubnaha qoyska ee macalinka maqan oo aan la ogeyn meel uu jaan iyo cirib dhigay ayaa waxay baaq xoogan uu direen cidamada amaanka oo baaritaanada arrintani ku sameynayaan .

Macalinkani ayaa maqan ku dhawaad lix maalmood  kadib markii uu soo  booqday magaalada tan nairobi .

Gideon Munyao Mutua oo da’diisu  tahay 29 sano ayaa macalin ka ah iskuulka secondariga ee Darajani halka uu sida oo kale dukaan M-pesa  uu ku  lahaa  gudaha suuqa ee ku yeela degmada Kibwezi.

Sanadkii  la soo dhaafay ayaa macalinkani  Gideon Munyao Mutua waxaa weerar ku soo qaaday afar nin oo hubeysan kadib markii u ilbaabada uu laabay dukaankiisa .

Milkiilayaasha  goobaha ganacsiga ee M-PESA  gudaha Magaalada Kibwezi ,Machinery, Kambu  iyo  Mtito-Andei ayaa waxay maalin kasta la kulmaan dhac iyo boob  kadib markii kooxo burcad ah ay ku soo bateen magaalooyinkani .

  

Latest posts

Dr. William Ruto oo sheegay in uu diyaar uu yahay la shaqeynta Madaxwynaha .

Iftiin FM Reporter

Martha Koome oo sheegtay in kenyanka ay heli doonaan cadaalad buuxda .

Iftiin FM Reporter

Koorsooyinka sharciga Islaamka ee sharia law’in lagu barto jaamacadaha Kenya.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi