Wasiirka Maaliyadda ee Somalia oo la kulmay safiirka Sweden.

Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander.

Kulan gaar ah oo ay yeesheen labada mas’uul ayaa waxaa ay uga wada hadleen Arrimo ay kamid ahaayeen isbadalka Maaliyadda iyo taageerada ay siiso Dowladda Federal ka Soomaaliya, sida uu sheegay Wasiir Beyle.

Also Read
Madaxweyne Deni oo digniin uu diray Alshabaab.
Also Read
Konfur Africa oo dib uu furi doono goobaha cibaadada.

“Waxaa maanta Xarunta W.Maaliyadda nagu soo booqday Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Mudane Staffan Tillander oo aan ka wada hadalnay isbadalka Maaliyadda iyo taageerada ay siiso Dowladda Federal ka Soomaaliya ayuu yiri” Wasiir Beyle.

Also Read
Baarlamaanka Soomaaliya oo berito kulan ku yeelan doono Villa Soomaaliya.

Dowladda Sweden ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageerada siiya Soomaaliya, waxaana inta badan Safiirkooda uu la kulmaa Madaxda kala duwan ee dowladda, isaga oo kala hadla arrimaha taageerada Soomaaliya.

  

Latest posts

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Boliiska Gobolka Banaadir

Iftiin FM Reporter

Dowladda Turkiga oo sheegtay in ay xoojin doonta taageerada Ciidanka dalka Soomaaliya

Iftiin FM Reporter

Madaxweyne Muuse Biixi oo Muddo kordhin loo sameeyay

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi