Wasir Abshir Cumar oo la kulmay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa  la soo sheegaya in uu  Xafiiskiisa Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho kula kulmay  Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Also Read
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abuukar Nuur oo booqasho ku tagtay magaalada Jowhar.

Kulankani ayaa diiradda lagu saaray  xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee deriska ah ee saaxiibada ah uu ka dhexeeyo iyo dadaalka wadajirka ah ee lagu sare qaadayo heerka isku-duwidda.

Also Read
Siyaasi mucaarad ku ahaa dowladda Sacuudiga oo lagu dilay dalka Lubnaan

Wasiir Abshir Cumar Jaamac iyo Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan ayaa isku raacay in la joogteyo wadatashiga lagu xoojinayo dhammaan hababka iskaashiga ee dheef wadaagga leh ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Also Read
Djibouti oo ka hadashay xaaladda Fahad Yasiin.

 

  

Latest posts

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo hadlay weerarradii qaraxyada ahaa ee ka dhacay magaalada Beledweyne.

Iftiin FM Reporter

Ciidanka Xoogga soomaliyeed oo si buuxda ula wareegeen deegaanka Yasooman

Iftiin FM Reporter

Ayatollah Ali Khamenei oo farta ku fiiqay Mareykanka iyo Israa’iil

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi