Wasirka wasaaradda amniga gudaha ee dalka Fred Matiang’I ayaa sheegay in kiisaska dhaca lo’da ee deegaanka Borabu la soo afjaray .
Wasirka wasaaradda amniga gudaha ee dalka Fred Matiang’I ayaa sida oo kale sheegay in la adkeeyey amaanka guud ee deegaankaasi Borabu taasi oo yareysay kiisaska dhaca lo’da .
Wasir Fred Matiang’I ayaa carabka ku dhuftay in deegaankaasi Borabu ay ka dhacaan falal badan oo dhaca xoolaha gaar ahaan lo’da
Wasirka wasaaradda amniga gudaha ee dalka Fred Matiang’I ayaa hadalkani ka jeediyey deegaanka Borabu .