Weerar khasaara dhaliyay oo lala beegsaday Ciidamada Turkiga.

Inta la xaqiijiyay 2 askari oo Turki ah ayaa ku geeriyootay 2 kalena waa ay ku dhaawacantay kadib weerar lagu qaaday gaadiid ay ciidamadu wateen oo marayay waqooyiga dalka Syria.

Wasaaradda difaaca dalka Turkiga ayaa sheegtay in koox hubeysan ay wadada u galeen gaadiid ay wateen ciidamo Turki ah oo marayay degaan la yiraahdo Al-Baab la yiraahdo o waqooyiga Syria ku yaala.

Also Read
Xukumadda Itoobiya oo diyaarisay ciidamo difaaca biyo xireenkeeda la isku heysto ee wabiga Nile.

Ciidamadaan ayaa qeyb ka ah ciidamo Turki ah oo waqooyiga Syria ka wada dagaal ka dhan ah kooxda Kurdiyiinta ah ee YPG la yiraahdo oo Suuriya ka aas aasan.

Also Read
Taalibaan oo soo magacaabi doonto golaha cusub ee Wasiirada.

Warbaahinta Turkida ayaa sheegay in askarta dhaawaca ah loo qaaday isbitaal gaar ah oo Ankara ku yaala.

Also Read
Dowladda Soomaliya oo kulan isugu yeertay madaxda maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir

Ururka hubeysan ee YPG ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas lagu qaaday ciidamada Turkida ah ee Syria jooga.

  

Latest posts

MD Farmajo oo joojiyey awoodaha RW Rooble.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Taalibaan oo ka hadashay qaraxi kabul .

Iftiin FM Reporter

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kala hadlay Arrimaha doorashooyinka Beesha Caalamka.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi