Weerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degmada Halgan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan .

Wararka ka soo baxaya dalka Itoobiya ayaa sheegayaan in  weerar madaafic ah  lagu qaaday Saldhig Ciidamada Itoobiya ku leeyihiin degmada Halgan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.

Also Read
Magaalada Beijing oo xayiraad hor leh lagu soo rogay.

Dadka kunool degaanka Halgan ayaa  warbahainta uu xaqiijiyeen in madaafiic dhowr ah ay  ku dhaceen xerada Ciidamada Itoobiya & agagaarkeeda, hayeeshe aysan xaqiiin karin khasaaraha ka dhashay.

Sidoo kale Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in Ciidamada Itoobiya ay dhankooda madaafiic dhowr ah uga jaawaabeen weerarkii hoobiyeyaasha ahaa ee kaga yimid dhinaca Al-Shabaab.

Also Read
Shil gaari oo ka dhacay bariga Turkey .

Dhinaca kale Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas ayaa sheegay inay ku dhaceen Hoobiyeyaasha Gudaha Xerada Ciidamada Itoobiya khasaarana ku gaarsiiyeen, in kastoo aysan jirn warar madax banaan oo xaqiijinaya sheegashada Al-Shabaab.

Also Read
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Axmed Abiy oo baaq uu diray madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki .

 

  

Latest posts

Madaxweyne Erdoğan iyo Jagan Chapagain oo kulmay

Iftiin FM Reporter

Hay’adda IMF oo ka hadashay Nooca cusub ee Cudurka corona.

Iftiin FM Reporter

Cidamada Soomaliya oo digniin adag loo diray

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi