Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane oo afka furtay

Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa  mar kale sheegay  sida uu ugu faraxsan yahay inuu sii joogo Liverpool kadib markii uu Reds ka caawiyay in ay guul 2/1 ah ka gaadho Aston Villa.

Also Read
Gary Neville oo ka hadlay Ronald iyo Harry Maguire.

Xiddiga weerarka ka ciyaara ayaa saacadiii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay kooxda Bayern Munich xilli uu ku jiro sanadkiisii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda Liverpool.

Xiddiga 30 jirka ah ayaan wali heshiis cusub u saxiixin kooxda liverpool iyada oo wakiilkiisu wadahadalo la furay kooxda Bayern Munich.

Also Read
Tababare Pep Guardiola oo ka hadlay tartanka loogu jiro hanashada horyaalka Premier League

Mane ayaa qirtay in uu ku faraxsanyahay kooxda Liverpool si uu meesha uga saaro wararka ku saabsan mustaqbalkiisa iyo wararka la xidhiidhinaya Bayern Munich.

Also Read
Real Madrid oo dalab ka gudbineyso Edinson Cavani.

“Haatan waxa aan isku dayayaa in aan ku raaxaysto ciyaarista, waxa aan odhan karo ayaa ah in aan aad ugu faraxsanahay Halkan”ayuu Mane yidh

  

Latest posts

Goolhayihii hore ee Liverpool David James oo amaan kala dul dhacay Liverpool

Iftiin FM Reporter

Aurelien Tchouameni Oo Asxaabtiisa Monaco U Sheegay Kooxda Uu Ku Biirayo

Iftiin FM Reporter

Premier League Oo Ogolaaday Iibka Chelsea

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi