Wolves Vs Arsenal:

Xiddiga Arsenal waxa ay kulankaan galayaan iyadoo la filayo in Aubameyang ku soo laabto balse waxa uu shaki ku jiraa Saka iyo Tierney kuwaasi oo ka sheegtay xanuun miskaha iyo canqwaga .

Wolves ayaa bartilmaameysaneysa in guushii labaad ee horyalka ah xilli ciyaareedkaan ka gaaraan Arsenal markii ugu horeeysay tan iyo xilli ciyaareedkii 1978/1979.

Also Read
Kooxda PSG oo jawaab ka bixisay dalab ay Real Madriid soo gudbisay.

* Arsenal ayaa badisay 8 kulan oo qeyb ka ah 10-kii kulan ee hore ee ay banaanka garoonkooda kula soo ciyaareen Wolves .

* Wolves 8 kulan oo horyaalka ah ayay bilaa guul yihiin , sedex bar bar dhac ayay galeen halka 5 jeerna ay guul dareysteen

Also Read
DEG-DEG: Chelsea oo shaqada ka cayriisay Frank Lampard.

* Hadii Wolves kulankaan laga badiyo waxa ay u noqoneysaa markiii ugu horeeysay oo sedex kulan xariir ah guul darro la kulmayaan tan iyo November sanadkii 2018-ka

* Arsenal waxa ay ku baashalayaan 7 kulan oo horyaalka ah oo ay bilaa guul daroo yihiin , 5 ka mid ah ah waa ay badiyeen.

Also Read
Jurgen Klopp oo ka hadlay mustaqbalka Mohamed Salah .

* Arsenal waxa ay bartilmaameysnaayaan guusha 4-aad xariir ah oo banaanka garoonkooda ku soo gaaraan iyadoo horyaalka la joogo tan iyo October sanadkii 2016-kii

 

  

Latest posts

Tababare Roberto Martinez oo ka hadlay wararka la xiririnaya Shaqada Barcelona.

Iftiin FM Reporter

 Barcelona oo radaineysa Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Xiddig ka tagaya Kooxda Man United.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi