Wycliffe Oparanya oo ka hadlay dadaalada dib uu soo nooleynta wershadda Sonkorta ee Mumias

Barasaabka Ismaamulka Kakamega Wycliffe Oparanya ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad carqaladeynayaan dadaalada dib uu soo nooleynta wershadda Sonkorta ee Mumias.

Barasaabka Ismaamulka Kakamega Wycliffe Oparanya ayaa sida oo kale sheegay in shaqsiyaadkani oo sonkorta ka ganacsadaan ay maxakamadaha dhigeen dacwado ay ku carqaladeynayaan dadaalada  dib uu soo nooleynta wershadda Sonkorta ee Mumias.

Mr Wycliffe Oparanya oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Matungu  ayaa carabka ku dhuftay in dadka qaarkood ay cabsi ka qabaan in ganacsiyadooda uu bur bur soo gaaro haddi wershaddani  ee Mumias  ay shaqo bilowday .

Mr Wycliffe Oparanya ayaa dhanka kale ugu baaqay beeraleyda qasabka sonkorta ee ismaamulka Kakamega in ay taageeraan dadaalada  dib uu soo nooleynta wershadda Sonkorta ee Mumias.

  

Latest posts

Cudurka Corona oo fara kulul ku haayo Kenya

Iftiin FM Reporter

Dowladda Kenya oo joojisay duulimaadyada rakaabka ee ka imaanaya Imaaraadka Carabta

Iftiin FM Reporter

Rashiin gar gaar ah oo loo qeybiyey qoysas ku nool Ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi