Xiddiga Cristiano Ronaldo oo ka tagaya Man United

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa la soo sheegaya ay   ka mid ah dhawr xiddig oo kooxda 1-aad ah oo maamulka Kooxda ka dalbaday in ay sameeyaan saxiixyo cusub ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga xagaaga.

Also Read
Kooxda  Barcelona oo raadineyso Bernardo Silva

Kooxda Man United ayaa si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka premier League iyada oo laga badiyay labadii kulan ee ay ciyaartay ilaa haatan.

Also Read
Sergio Aguero oo ku dhow in uu ku biiro Barcelona.

Qaar ka mid ah xiddigaha kooxda 1-aad ee Ronaldo, Bruno Fernandes, Harry Maguire, Luke Shaw & Marcus Rashford ayaa ka mid ah xiddigaha sida tooska ah ugu tagay maamulka kooxda.

Also Read
Antonio Rudiger oo sii joogaya Kooxdiisa

Xiddigaha kor ku xusan ayaa maamulka u sheegay in ay doonayaan in ay kooxdu u baahantahay saxiixyo cusub ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga xagaaga.

 

  

Latest posts

Daaficii hore ee Chelsea William Gallas oo weerar afka ah ku qaaday tababare Graham Potte

Iftiin FM Reporter

Real Madrid oo tallaabo uu qaaday Joao Cancelo

Iftiin FM Reporter

Kooxda chelsea oo ku biirtay baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund Jude Bellingham

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi