Xiddiga Cristiano Ronaldo oo sii joogaya Juventus xilli ciyaareedka 2021-22.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa la soo sheegaya  inuu go’aansaday inuu sii joogo Juventus xilli ciyaareedka 2021-22, taasoo umuuqata inay soo afjarayso hadal hayntii mustaqbalkiisa.

Xiddigani 36 jirkaan oo galaya sanadkii ugu dambeeyay Heshiiskiisa ayaa lala xiriirinayay inuu xagaaga ka tagayo kooxda Juventus, iyadoo Paris Saint-Germain iyo kooxdiisii ​​hore ee Manchester United ay xiiso u qabeen saxiixiisa.

Also Read
Xulka qaranka Spian oo bar -baro ku dhaafi waayay xulka Greece.

Si kasta ha ahaatee, sida laga soo xigtay Gazzetta dello Sport, Ronaldo wuxuu jeclaan lahaa inuu sii joogo Turin ugu yaraan hal xilli ciyaareed oo dheeri ah, ka hor inta uusan ka fikirin meesha uu ka ciyaari doono xagaaga dambe.

Also Read
Xiddiga Edinson Cavani oo iska diiday Kooxaha Real Madrid iyo Juventus.

Juventus ayaa ka mid ah kooxaha ku dhibaatoonaya dhanka dhaqaalaha waxana ay doonayaan in ay hoos u dhigaan mushaharka ay bixiyaan ka hor bilaabashada xilli ciyaaareedka dambe.

Also Read
Kooxda Man United oo ka hadashay saxiixa xiddiga Jadon Sancho.

Ronaldo oo haatan qaata 46.7 milyan mushahar ah sanadkii ayaa keeni karta in uu cadaadis weyn ka qaadmo kooxda hadii uu ka tago kooxda laakiin wali waxa ay rajaynayaan in ay heshiis cusub ka saxiixdaan xiddiga.

  

Latest posts

Man United oo iska iibin doonto Anthony Martial.

Iftiin FM Reporter

Kooxda Liverpool oo raadineysa xiddig khadka dhexe ka dheeli karo.

Iftiin FM Reporter

 Kooxaha Manchester City iyo Chelsea oo raadinayaan xiddig ka tirsan Barcelona.

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi