Xisbiga ANC iyo xisbiga UDA oo fara isla galay

Hoogaamiyaha Xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa shacabka ugu baaqay in ay Xuquuqdooda dastuuriga ah ka faideystaan iyaga oo aan sharciga jabinin.

Mudavadi oo Maanta ka hadal ka jeediyay Nairobi ayaa sheegay in Senetarka Kakamega Cleophas Malala oo shalay ka qayb galay shirka Xisbiga UDA  oo ka dhacay Eldoret ayaa sheegay in Senetaarkaasi unaan mataleynin xisbiga isla Markana uu xisbiga go’aan ka gaari doono hadalka uu senetarka jeediyay.

Dhanka kale senetarka Nairobi Johnson Sakaja ayaa siyaasiyiinta ugu baaqay in ay ka feejiganadaan jeedinta hadalada nacaybka abuuri kara gaar ahaan xiligan oo uu dalka ka bilaamay ololaha doorashada guud ee 2022-ka.

  

Latest posts

Cudurka Corona oo fara kulul ku haayo Kenya

Iftiin FM Reporter

Dowladda Kenya oo joojisay duulimaadyada rakaabka ee ka imaanaya Imaaraadka Carabta

Iftiin FM Reporter

Rashiin gar gaar ah oo loo qeybiyey qoysas ku nool Ismaamulka Marsabit

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi