Xisbiga Wiper oo ka hadlay isbaheysiga Azimio la Umoja

Xisbiga Wiper ayaa sheegay in uu ku dhawaaqi doono tallaabada xigta ee siyaasadeed uu xisbigaasi qaadi doono .

Xisbiga Wiper ayaa sida oo kale sheegay in dib ugu biirista isbaheysiga Azimio La Umoja -One Kenya Coalition  ay uu bahan tahay in wadahadal laga yeesho .

Xoghayaha guud ee xisbiga Wiper  Robert Mbui  oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Stoni Athi ismaamulka Machakoes ayaa sheegay in wadada lagu soo qaaday madaxweyne ku xigeenka ee  isbaheysiga Azimio La umoja Martha Karua ay aheyd mid qaldan . 

Xoghayaha guud ee xisbiga Wiper  Robert Mbui  ayaa sida oo kale sheegay in hoggaamiyahooda Kalonzo Musyoka  ay ku taageerayaan kursiga madaxweynaha 

  

Latest posts

Wasaaradda caafimaadka ee dalka oo baaq u diray kenyanka

Iftiin FM Reporter

Dowladda oo sheegtay in Wadada Expressway ay ku kordhin doonto qalabyo horleh oo looga hortagaayo shilaalka wadooyinka

Iftiin FM Reporter

Shil ka dhacay wadada Nairobi Expressway ee Caasimadda tan Nairobi

Iftiin FM Reporter

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Kubali Soma Zaidi