Iftiin FM

IFTIIN FM: Farqiga uu dhexeeya haasaawihii hore iyo kan maanta.

Asal ahaan haasaawaha waa qeyb ka mid ah nolosha aadamiga, mana ahan mid hada bilaabanaya ee  waa wax soo jireen ku ah  dhaqanka soomaalida, sidaas daraadeed ayaa jiilba jiil ka dhaxlaa si loo sii wado oo loo dar dar galiyo. Dhalintii hore shukaansigooda ayaa ku bilaaban jiray siyaabaha kala  duwan ee aad ku maqli doonto wareysigan.

Related posts

Iftiin FM – Xoghyaha joogtada horumaarinta iskaashatada ee dalka Ali Noor Ismail

English Service Podcaster

IFTIIN FM: Wax ka baro Dastuurka dalka Kenya.

Iftiin FM Reporter

Iftiin Fm: Barnaamijka siyaasada iyo dhaqanka Siyaasiga

Iftiin FM Reporter

Leave a Comment