Iftiin FM

IFTIIN FM: Maxa ka ogtahay Ayaxa ku habsaday Garissa, Wajir iyo Mandera?

Barnaamijkan gaarka ah ayaa waxa ku eegi doona saameeynta iyo deeganada gobolka waqoybari ee Kenya ee uu ku habsaday Ayaxa. CEC Mohamed Shale oo ah wasiirka wasaarada beeraha iyo xanaanada xoolaaha ee ismaamulka Garisaa ayaa ka warbixinaya Ayaxa ku habsaday Garissa, Wajir iyo Mandera.

Related posts

IFTIIN FM: Sidee Shaqa Loogu abuuri kara Dhalinyarada?

Adan Ibrahim

IFTIIN FM: Wax soo saarka beeraleyda ayaan waxan ku eegeyna faaidooyinka Shiinada.

Adan Ibrahim

Iftiin FM: Garyaqaan, MOHAMED DAYIB: Siyaasiyiinta wa laga qaadi kara xilka hadii la raaco qodobadan.

Adan Ibrahim

Leave a Comment