Iftiin FM

Iftiin Fm: Maxaa sabab u ah biyo la,aanta ka jirto qar ka mid ah deeganada dhaca ismaamulka Garissa.

Biya la,aan bahsan ayaa laga soo tabinaaya deegano ka tirsan ismaamulka Garissa.

Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka ayaa balan_qaadyo badan u sameeyay shacabka degaankasi hasa yeeshe majirto wax qabad muuqda oo dhanka ah biyaha ah oo ay u qabteen shacabka.

Related posts

Iftiin Fm: Barnaamijka wax soo saarka beeraha.

Adan Ibrahim

IFTIIN FM: Waa maxay Cudurka gaaska/gaastariik

Adan Ibrahim

Iftiin FM: Barnamijka hidaha iyo Dhaqanka by Khassim Duale

Adan Ibrahim

Leave a Comment