Iftiin FM

IFTIIN FM: Toban sano kadib ma kula tahay in wadamada carabka ay horumar gaareen?

Dhageyso barnamij gaar ah oo kusabsan tobonka sano ee ka soo wareegatay kacdoonkii ka dhacay wadamada islamka . iyadoo dalalka qaarkood ee carabta ay ka dhaceen kacdoon iyo isbadalo dhanka siyaasadda ayaa weli waxaa taagan suasha ah in shacabka wadamadani ay gaareen halkii ay higsanayeen. Barnamijkani ayaa waxaad ku dhageysan doontaan caqabadooyinka iyo waxyaabaha ragaadiyey wadamada carabta.

Related posts

IFTIIN FM: Barnaamijkan waxan diirada ku saareyna waxbarashada gobolka woqoybari ee dalkani Kenya.

Adan Ibrahim

IFTIIN FM: Wax ka baro Dastuurka dalka Kenya.

Adan Ibrahim

Iftiin FM: Barnamijka hidaha iyo Dhaqanka by Khassim Duale

Adan Ibrahim

Leave a Comment