Iftiin FM

IFTIIN FM: Waa maxay Cudurka gaaska/gaastariik

Waa maxay cudurka Gaaska? Maxa sababa? Sideed uga hortagi kartaa xanuunka Gaaska? Dhamaan su’aalahan iyo kuwa kale oo badan ayaan kaga jawaabi donaa barnaamijkan caafimaadka waxaana marti ku ah DR. Ahmed Ali Hashi (DR.Waxaaf). H.pylori badanaa wax samayn caafimaadaro ah ma gaysto balse xiliyada qaar ayu sababa in ay dhaawaco nabarna ku sameeyo gidaarada caloosha iyo mandhicirada.

Related posts

IFTIIN FM: Taarikhda gobolka NFD

Adan Ibrahim

IFTIIN FM: Barnaamijka dhibaatada ay la kulmaan ubadka aan qaangaarka aheyn.

Adan Ibrahim

Iftiin Fm: Haweenka Soomaaliyeed horumar maka gaari karan waxbarashada. Halkan hoose ka dhageyso Barnaamijka Haweenka.

Adan Ibrahim

Leave a Comment